VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cimrigiiba - Lyrics

Cishadaan arkaybaan Caafimaad qabaayee Cilmi waad maqasheen Caynkii uu unoqdee Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib xub yahay... Caashaq ruuxuu helaa Kolay waa cadib maa Curyaamowday Haduu Cago kaa xidh xidhee Cimrigiiba jacayl wuu cawaaqib xun yahay... Waa calaacaliilayn Cidhibtiisa danboo Ciro'un baa udanbayn Ruuxii uu cuskadee Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib Xun yahay... Cusayb maaha dadoow Cudurkaa ihayaa Cabla waad maqasheen Cantar baan ahayoo Cimrigiiba jacayl Wuu cawaaqib xun yahay! Heestu waa Cimrigiiba jacayl Fanaankuna waa Tubeec (boqorkii codka) Eryadii Xusen aw faarax Lyrics by abdulaahi sandhooye
Queue is empty
-- / --