VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Gudi baan ku moodoo - Lyrics

Goobaale ban ahaoo Gaajo iyo oon loo Galaw guna kaduulaa Gabal iigu dhacayee X2 Waan meel gabaa hiira Gayi laga hayaamee Geed malaha ruux Gaabshay Galin uu Kunastee X2 Goobyaale meel aan Gacal iiga muuqan X2 Waa geed abaarsaday Arintaad igalisiyo Halkaad igaga guurtee May geesataayee mar- Uun gacan walalnimo May geesataayee X2 Sida gacan xareedoo Biyo galac kaleeyihiin Ama godan barwaaqa ah Indhuhu kugu guyeesteen X2 Adna geedi dheer baad Horay iila gudubtee godob Qaaday taad gadatay Kuna gaari waayee X2 Goobyaale meel aan Gacal iiga muuqan X2 Adaa gacal naceeb ka ah Iilaba gacmoodsaday Nabar kaan la gaabshay May gaysataayee mar- Uun gacan walalnimo Ma ii gaysataayee X2 Gooh iyo caloolyow Uur gubashadaadii Naftu labada goorood Dhulka gooba jeexdee X2 Gudi baan kumoodoo Kugu guurti seegee Gaba gabiyo guur iyo Dhib adigaa igaliyee X2 Goobyaale meel aan Gacal iiga muuqan X2 Adigaa gantaalaha Gudub iigu aa oo Guga da'ay iseejee May gaysataayee mar- Uun gacan walaalnimo Ma ii gaysataayee X2
Queue is empty
-- / --