VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hohey Maxay iseexshay - Lyrics

????

??,

Huradada way xuntahee
Hohey maxaa iseexshay 
Bal inaan habaar qabo
Maxaa hodan iweedaarshe

Inan wax qabaneeso
Aadmigu ku qancaayo
Ama qurux la daawo
?? Lagu qaboobaayo

Ubax qadraan soo arkay iyo
Qaararkii hodanee
Inaan eebahee idin qatalin
Qariya laabtiina

???

Queue is empty
-- / --