VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hubaal - Lyrics

Naftayda adaa hinqaaroo Hablahii kale wan ka hadhaye Anigu kaa helay hubaale Hubso adna mayla haysaa Mise waan hatraayaa Gudcur baan hilaabtay... Naftayda adaa haleeyoo Huqdi caashaqan ku beeree Anigu kaa helay hubaale Hubso adna mayla haysaa Mise waan hatraayaa Gudcur baan hilaabtay... Naftayda adaw horseedoo Hadana harsan wayday awgaa Anigu kaa helay hubaale Hubso adna mayla haysaa Mise waan Hatraayaa Gudcur baan hilaabtay... Naftaydu aday ku haybin Hadana ku heshoo kuwayday Anigu kaa helay Hubaale Hubso adna mayla haysaa Mise waan hatraayaa Gudcur baan hilaabtay!. Heestu waa anigu ka helay fanankuna wa tubeec (boqorkii codka) aun Lyrics by Abdulahi sandhooye
Queue is empty
-- / --