VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Marwo Dumar - Lyrics

Marwooy marwooy Marwooy dumar u mudaneey Hadaad iga maqnaatana Meelaan jiro ba mooyee Muuqaagaan jaclaystoo Meelaan jiro ba mooyee ................... Mareerkii masaariyo Man iyo ubax la moodyeey Muuqaaagaan Jaclaystaa Markaad i hor timaadee Hadaad iga maqnaatana Meelaan jiro ba mooyee Muuqaagaan jaclaystoo Meelaan jiro ba mooyee .................... Miyi iyo magaalaba Midii laga majeertaay Muuqaaagaan Jaclaystaa Markaad i hor timaadee Hadaad iga maqnaatana Meelaan jiro ba mooyee Muuqaagaan jaclaystoo Meelaan jiro ba mooyee ..................... Labada Mu'miniintaa Midii laga abuuraay Muuqaaagaan Jaclaystaa Markaad i hor timaadee Hadaad iga maqnaatana Meelaan jiro ba mooyee Muuqaagaan jaclaystoo Meelaan jiro ba mooyee W/Q Maxamed Koorre
Queue is empty
-- / --