VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasteexo - Lyrics

Nasteexooy naruuro iyo Adaa Nabadba gooyee Niyadaa ku diidoo Adaa nacab ku beeree Ka noolaaday waagii aad I naa naabineysee Maxaad igaga naban tahay Oo aad ii naadineeysaa Nacab ku odhan maayee Nasteexooy ninkii nool Naxdin baa u taalee Nimco maleh aduunyadu Nasso maalmo mooyee Baguu nabar ku gaadhood Nabsigeeygii aragtee Maxaad igaga nabantahey Ood aad ii naadineeysaa Nacab ku odhan maayee
Queue is empty
-- / --