VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Sanad waliba - Lyrics

Waan heesayaaye sanad waliba hoodiyo Hawl iyo dhibaatiyo wuxuu hadimo leeyahay. Waa laga helaayoo hadhow lagu xasuustaa. Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay. Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay. Qaar kaa horeeyoo hodanaa na dhaafee. Halkii loogu mahad naqay ka habaabi maysidee. Ku hadhayna dabadaa waa la hubsan doonaa. Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay. Waan ku heybineynee ilaahay hakaa dhigo. Adna hogol da,aysiyo habeen dhalad barwaaqiyo. Nimco la harsan dooniyo hawo lagu heshiiyee. Kii noo hagaagee noqo loo han weyn yahay.
Queue is empty
-- / --