VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soomaaliyee dallacnoo - Lyrics

Soomaaliyay dalacdoo Maanta dowlad baynu Nahee X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2 Soomaaliyay dalacnoo waxa furan dariiqiiyay X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2 Soomaaliyay dalacnoo Dunidaan lasimanahayay X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2 Soomaaliyay dalacnoo Duligiina wuu hadhayay X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2 Soomaaliyay dalacnoo Dalka maqan utacab galayay X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2 Soomaaliyay dalacnoo Calankiina wan daarnee X2 Darajaynu leenahayee Dalkiina usarra kacayay X2
Queue is empty
-- / --