VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dhalasho - Lyrics

Caakamkan intuu Cimrigaa jiro caadilna Dhib iyo caro kuma Badee caafimaadsan Iyo cimri dheer baan Caadilkaaga baryeee Nabad ku cano maal Caawa ha waydiin Noloshaba ciiid bay Kuu tahee nala cawee X2 Allow cadow iyo caajis Kaa fogee cadho waalid Iyo nin ciso kayeel camal Khayr leh iyo cafimaad Sanbaan caadilkaaga Baryeee nabad ku cano Maal x2 Caawa ha waydiin Noloshaba ciid bay Kuu tahee nala cawee X2 Calamkaa ogoo cidhif Yada aduun cad ceed Sobaxdiyo waxad tahay Cudoon caqli kaamiloo Ka cabsaday alaan Caadil kaaga baryeee Nabad ku cano maal X2 Caawa ha waydiin Noloshaba ciiid bay Kuu tahee nala cawee X2
Queue is empty
-- / --