VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dur dur - Lyrics

Deeqii aan rabay Damacaygu raacay Doorkii hablahaad tahay Daacadii haweenkaay Dad isku duuban inaan noqonaa Deegaan guri aan lahaano Danteena ku jirta Durdur iyo doog soo baxaayay Mar ninkii ku daawada Ku dayn karayn Dad isku duuban inaan noqonaa Deegaan guri aan lahaano Danteena ku jirta Dareenkii naftaydaay Dookhii jacylkaay Dawo ii lahaydaa Adna ii dadaal Dad isku duuban inaan noqonaa Deegaan guri aan lahaano Danteena ku jirta
Queue is empty
-- / --