VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilin - Lyrics

Habeenkiiyo dhan Hilin wareegoo Adaan kaa helayoo Ku haybiyaaye Yaan haraadine Isoo hor joogso Hadalka keeda Hadaan maqlaynine Hurdo wanaagsan Heliba maayee Yaan haraadine Isoo hor joogso Hanaanka quruxda Tii loo hibeeyaay Haweenka oo dhan Ugu horaysaay Yaan haraadine Isoo hor joogso
Queue is empty
-- / --