VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mandela xalay - Lyrics

Xalay mooyi meelaan jiree Mashquulkaagaan ahaa Caawana dhulka waa madaw Adoon ii muuqanayn Anigu ka maqsuudayee Mahiigaan kalgacalbaa Mawjadihiisii mirayoo Ayaa igu maaxayoo Jacaylbaa igu miranaye Naftaa ku magansatee Anaad ii macsuuntee Ha moogaan miduun isii Gacalooy midigtuun isii Maalintii xiligii la joogaba Marwadaan kaa dhigan lahaa Murtida caashaqbaa i hayee Adaa male ila waday Adoon is maroorinayn Macaaneey kuu gudee Mukurka dumar adoon ku darin Axdiga wada maariyo Aroos ma wada galnaa Naftaa ku magansatee Anaad ii macsuuntee Ha moogaan miduun isii Gacalooy midigtuun isii
Queue is empty
-- / --