VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nolosha - Lyrics

farxadii aduunkaad tahay iftiinkii noloshaad tahay noloshaba aduunbaa iga dhinaa ducadeena la ajiiboo RABI wuu aqbalayoo ALLOW samo ku waarnaa waxaan helay ayaan badan aragtida u wacanoo aqoon baariyoo xishood xishodbaad sidaa ubad khayr qaboo aayaha danbana aqoon diin barto intifaac leh baan ALLOW kaa barinee idinkuna dadkow aamiin noogu dara lamaane is doortaan nahay ul iyo diirbaan nahay noloshab aduunbaa ii dhamaystiree jacaylkaan abuurniyo axdigiyo wacadkii balantii dhexdeeena waynaka oofinee adaab hooyaadd ka wadata anshax iyo asluubtee aqoon iyo xishood ALAA kuu dhameeyee
Queue is empty
-- / --