VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

Shukriyeey walaaleey Sheekaday dhagaysoo Shan hablood iiga rooneey Sheekaday dhagaysoo Shaaca aan ka qaadoo Sharcigaa ku sheegay Sharafbaad wax dheertahay Habalaha maanta jooga Sidii malabka shinadaad Macaankiisa leedaa Shan hablood iiga rooneey Sheekadeey dhagayso Shaaca aan ka qaadoo Sharcigaa ku sheegay Sharafbaad wax dheertahay Habalaha maanta jooga Shidadii jacaylkaay Tii aan usheegtaay Shan hablood iiga roomeey Sheekaday dhagaysoo Shaaca aan ka qaadoo Sharcigaa ku sheegay Sharafbaad wax dheertahay Habalaha maanta jooga
Queue is empty
-- / --