VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri sharaf - Lyrics

Shucaacii qalbigaay Aniga shaki kaama qabo Shamsadii haweenkaay Sharaf tii lagu hogoogay Shahaad waxaan ka ahay Sheekadeeda lama helo Inantu way sheegantee Shukri sharaf mudan Shir kastoo hablaha tagaan Xishood dumar ugu horaysaay Sharaf tii lagu hagoogaay Shahaad waxaan ka ahay Sheekadeeda lama helo Inantu way sheegantee Shukri sharaf mudan Sharta ALLOW ka reeb Iyo shuushka cudurada Shamsadii haweenkaay Sharaf tii lagu hagoogaay Shahaad waxaan ka ahay Sheekadeeda lama helo Inantu way sheegantee Shukri sharaf mudan
Queue is empty
-- / --