VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Siigale - Lyrics

hurda seexan waayee siigaaladaydii sodon sanaan ka maqanahay anigoo sagaal jira subaxdan dalkaygii sahlan aan ka dhoofee waxaan sidaa salaan samo lagu xardho wadnahayga suran saxiibadaydan jeclaaye snada aan kala baadnee siigaale joogow sidiisi waaye waa safar xasuusoo sina kuma hilmamo waxay ahayd salaasee saxansaxa udgoon roobsaafiyoo seeraha ku da ayee
Queue is empty
-- / --