Heesta Walaal - Lyrics
Walalnimada waligaa
Ha wiiqin waqtigaaga
Qaado waajib kana
Ilaali x2
Haka weecaninee
Wadadii wacnaydee
Waageenaa hore noo
Wanaag sanayd x2
Wiig hadan ku waayo
War wareer madaayo
Waala hubsadaa wixii
Noo wanaagsan x2
Haka weecaninee
Wadadii wacnaydee
Waageenaa hore noo
Wanaag sanayd x2
Waagaan ku arkay iyo
Waayahanba wanaag
Jacayl baan waligay
Hayaa x2
Haka weecaninee
Wadadii wacnaydee
Waageenaa hore noo
Wanaag sanayd x2