VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xubbi - Lyrics

Xidigyahay asluubtiyo Xishoodkiyo aqoontiyo Xarakada u dhalataay Xabadka iyo laabtiyo Xididada jidhkaygana Xarunbaad ku leedee Xiisaha jacaylkana Xajin waayay aniguye Adaan kaa fikiraye Xilima xilima xilimaynu kulana Xiliga qarnigan jira Xulashada naftayduba xubi adiga weeyaan Markii aan xusuustaba Xubigeeda nuurkiisa Xadantooday inanyahay Xiisaha jacaylkana Xajin waayay aniguye Adaan kaa fikiraye Xilima xilima xilimaynu kulana
Queue is empty
-- / --