VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Buur baa kugu gudbane - Lyrics

Siduu ii barkaday hurdo kaama bogtoo. i bariisayoo. waygu baahaayee...2 adaan kuu bukaaa. ma i bogsiin kartaaa...2 buur baa kugu gudbanee.. miyaad sooo bixi kartaa...2 Nabsi igu bataa buul igaa dhistooo siduu yahay birdana bahdii iga jareee...2 intaan lay bud dhigin ma i bogsiin kartaa..2 buur baaa kugu gudbane miyaad sooo bixi kartaa..2 Boqoshada kal gacal badh baa iga hadheee iguu boob markaan. bidhaantaa arkoo...2 yaan badin warkee maxaa inoo balanaa..2 Buur baaa kugu gudbane miyaad sooo bixi kartaa..2
Queue is empty
-- / --