VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Fadhi yare geel - Lyrics

Falakiga cilmigu waa Fal iyo burji u ekee 2x Fakradahoodaa la waydii Abwaan faala u sheeg 2x Farsamaa Faras layskaga degaabaa La yiri Fal xumaa Firin layskugu dilaabaa La yiri 2x Feeginoow 2x Intaadan wax falin Ka fiirsaa la yidhi Fadhi yare geel Fugucle rag iyo Fududo haween 2x Midba faa'ido ma le baa la yiri Baa la yiri 3x Cirku foori iyo laydh Fadku maruu da'aa jira 2x Ragna fiid ciyaar tumo Faacuuga haraa jira 2x Farxad baa geesiga Laga fishaa baa la yiri Ma fakere dhege xume Kaama fogaad la yiri 2x Feeginoow 2x Intaadan wax falin Ka fiirsaa la yiri 2x Fadhiyare geel Fugucle rag iyo Fududo haween Midna faa'ido ma le baa la yiri Baa la yiri 3x
Queue is empty
-- / --