VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Leebka jacaylka - Lyrics

leebkii jacaylkow lalayaa ihaleeloo laabta iga yaal aaaaaaaaaaaax ladawaayey laamadoodiwaayey waa mid iu lamaanoo laqiimo badanoo lugooyada ku naaxee ma ilulay sidii labi ama laama looshaha libaaxaan kulanaa ladanow kumoodoo lilaahiyuu salaamee laban waayey libiqsan waayey waa midig laxaadku wayn luqunta isku duubanoo lugna igutabceeyee ma ilulay sidii labi ama laama looshaha laasbiyo macaaniyo loda caanaheediyo liqi waayey oontee liqi waayey ilumina waayey waa mid la igu ladhayoo sidii layla iyo qays laxudkaan lagalayaa ma ilulay sidii labi ama laama looshaha
Queue is empty
-- / --