VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ninkoow lagu nacyay - Lyrics

Nasiibkaa igu kaa daray Naftayda kuma aqoon Inaa tahay  nuuca baas Habeenka naxuusiyo Midkodaba loo ?? Anniga hooy Anniga ha'isku kee nabnabin Naruuro ha'iga sugin Inaan nuglay ha'umaleenin Waryaahee ha'umaleenin Nidaamka  guurkiyo Hadaadan nolashaba aqoon Anniga naa ha'igu oran Niyadana ha'iga jibin Niyada qalbiga waa kaa nacee Niyada Ha'iga jibin Ka nooli Waxii dhaceeyn Dumarka nacas baa jiro Nin wayn yee is oran ??? Nagaasho allah haayee Annigu hooy hooy Noalshaasa ma rabo Naftii baa igu dhibtee Ha nooginee waaa ku nacay Waryaahee waa ku nacay Nidaamka  guurkiyo Hadaadan nolashaba aqoon Anniga naa ha'igu oran Niyadana ha'iga jibin Niyada qalbiga waa kaa nacee Niyada Ha'iga jibin
Queue is empty
-- / --