VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shuba Hadda – Niiko - Lyrics

sidaas weeyi waar sidaasi weeyi sababtii jacaylka iisaacidi waysidee sunihii iisaartee sinahaad iga go aysee sida oon iisudhnaayee iisuuragalayninee saarkii sidi waayee soodhawoow ani ii soo dhawoow sadrigaaga isaareee sida saartiga buurihii adigaan kaasoocdee subaxdii lagu siiyaa wadnahayga ku saaqdee sida kaymaha roobkoon subaxdii indho saaroo sama iigu daysaa ana kuugu samraayee sodhawoow ani iisoodhawoow sadrigaaga isaaree shaba hada
Queue is empty
-- / --