VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Waqtiga ruux lama dhalan - Lyrics

Inkastoon rafaad qabo Maantana raamo leey- Ahay howsha reerku Laba dhinac anigay Iigu raran tahay x2 Roobaygu da'ayee Marka ramasku soo Baxo gabdhuhu reerka Hantaan wiilashuna Israacaan rabigay Waxaan ka sugayaa X2 In ragaygu ii kaco Aamiin oon kahelo Rafaad kani abaalkii Aan raad saday x2 Ana aan is rogo oon Ku raxaysto meeel Wacan x2 Alla ruux waliba iraad- Shaa alla layga daba Rucleeyaa reerkayagii Inici jiray Ruunay igu Yiraahdaan x2 Oonyeeshaa rag iyo Dumar qaraabo aan Irabi jirin x2 Qofka igu riyaaqeee Qosolka igu rakaad Shee rubad gooyo Hadala ah igu sii Rideeyo x2 Rayi gab hanoqonine Wakhtigu ruuxna lama Dhalan x2 Kunturaad rabaaniya Raad dheer baan ku Taag nahee x2 Markaan tuuro heer- Yada kol kaasaan Jawaab runa dhegaha Kuugu ridayaa rabigay Hanagu simo x2
Queue is empty
-- / --