VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dheeftiii dhadhan - Lyrics

Aaheey dhur la aantaan U dhibtootee dhawaq ii Dhoween dhegtaagiis u Dhumee Ma dhadhaabi karee an Waa isdhiibee dhigid iyo Dhiqidaa dhaxdooda aale Dheeftii dhadhan beesho Dhagax oo kale dhuuni kuu Noqon mayse dhiig la aan Waa loo dhibtaa Aaheey dhur la aantaan U dhibtootee dhawaq ii Dhoween dhegtaagiis u Dhumee Dhambaalkiis mahelee Dhug iima haayee Dhaxantaan dhaeysaa Dhididaaye Dhakafaar dharaar iyo Habeenee waa dhiiro Beelee dheelin maahinee Waa dhabteydee Aaheey dhur la aantaan U dhibtootee dhawaq ii Dhoween dhegtaagiis u Dhumee Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --