VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Soo buub - Lyrics

Bishoo bakool laheen Masoo birtee lama buur Bartamahood kama soo baxdee Barasho waa halkoo beriyee Baxsina waa boqol maalinee Biyo i baad nin hats in inaa Baahidooda ka baarimee Isoo buub iisoo buubee Baalo la aanee bogaa isaare Adaan bashaaliska beerta u joogaa Inaan ku baal marina balankeena a hee ha baqine Barni anaa bidixdaa joogee Bada minaay burqanto boodeen baaxad ay la Balaarisee basar ninkii u Lahaa boodee adne burqanta La soo baxee Waa u bilaabey an waa u Bislaadee badbaadadee Baas kama yaabee Bilaney Kuma beylahaaye bisteey waye Bishoo bakool laheen Masoo birtee lama buur Bartamahood kama soo baxdee Bushina waa laga baantaayee Beenta waa lagu baa ba, aa Baarinima beri lagu baxsada Adna bashaashnimaada ku Joog Waa u biskooday an waa u biskoodee is biirsigeene iyo Inaan bahownee bilanoow Balantiin laheen ma baaqaninee Inaan ku baal marina balankeena ahee ha baqine Barni anaa bidixdaa jooge Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo
Queue is empty
-- / --