VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Soo buub mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Maryan Nasir Ali
Soo buub

Bishoo bakool laheen
Masoo birtee lama buur
Bartamahood kama soo baxdee

Barasho waa halkoo beriyee
Baxsina waa boqol maalinee
Biyo i baad nin hats in inaa
Baahidooda ka baarimee

Isoo buub iisoo buubee
Baalo la aanee bogaa isaare
Adaan bashaaliska beerta u joogaa

Inaan ku baal marina
balankeena a hee ha baqine
Barni anaa bidixdaa joogee

Bada minaay burqanto
boodeen baaxad ay la
Balaarisee basar ninkii u
Lahaa boodee adne burqanta
La soo baxee

Waa u bilaabey an waa u
Bislaadee badbaadadee
Baas kama yaabee Bilaney
Kuma beylahaaye bisteey waye

Bishoo bakool laheen
Masoo birtee lama buur
Bartamahood kama soo baxdee

Bushina waa laga baantaayee
Beenta waa lagu baa ba, aa
Baarinima beri lagu baxsada
Adna bashaashnimaada ku
Joog
Waa u biskooday an waa u biskoodee
is biirsigeene iyo
Inaan bahownee bilanoow
Balantiin laheen ma baaqaninee

Inaan ku baal marina
balankeena ahee ha baqine
Barni anaa bidixdaa jooge

Lyrics by Jalbeysne Amadeeyo

codkii Maryan Nasir Ali