VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Calanka - Lyrics

keena weeyaan calankan calan buluugo badhtankana kule xidigtan cad korbaan kuu sidnaaye kalulo kordheer kulamada ka jira qaramada midoobay kaalinbaad kuleedehee kor kood kalulo kaama maarmee calanyohow kor inaad ahaatoon kugu liibaano mooyee kursi liicid kufid kuuma quudhee ka war hayoo kor meer qoxoontiga ha ku kaashadaane kowda luuliyaan xoroownee kolkii aan ka adkaanaan gumaystaha ku nidhi kana siib kana saar keena weeyaan farxad iyo kalgacalbaan kugu soo dhawaynee waa dabaal dagaagiye
Queue is empty
-- / --