VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xamda - Lyrics

hablaha xidigtiyo xaafada star ama xawaadle ku nool xero awr midaan ka xushaay xabiibti macaan wanaag xasiloon xiskaaga ku beer xogtaydana hoo xasuusta ku hay xuaana ka dhawr xabiibti macaan xubnaha quruxdiyo xaragada socodkiyo ilaa xiribaha dhabanka xaada leh u xiisay xamdaay gacmaha xaradhkiyo xinaha lagu dhigay hablaha huga xidhan xijaabka asturan xishoodka dhaqankiyo xariirta huwadaay midaan kaa xushaay xabiibti macaan xadhkaha noloshiy o dhamaan xididada xajmiga dhiigiyo xawaaraha sidaha ilaa xubnaha xamdaay wada lahe xubnaha quruxdiyo xaragada socodkiyo ilaa xiribaha dhabanka xaada leh u xiisay xamdaay gacmaha xaradhkiyo xinaha lagu dhigay
Queue is empty
-- / --