VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Amaan - Lyrics

oonkaa biyaha loo cabaa oomantana gaajo uurkaygu wuxuu doonaya a adiga weeyaane indhahaygu waxay jecel yihiin inay ku eegtaane afkayguna amaantaadu aad u tiriyaa ililaha wadnaha iyo bogaad igaga taalaaye ala idinkiisiyo amini ha na kulansiiso adunyada ma siisten mar qudha aragtidaadiiiye oo aawadaabay naftani ololka daynayne adimadaydu waxay u ordayan adiga awgaaye afkaygguna amaantaaduu aad uu tiriyaa ililaha wadnaha iyo bogaad igaga taalaaye alle idimkaasiyo amini ha ina kulansiiso
Queue is empty
-- / --