VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Baxar - Lyrics

waxaan birtu goyn karayn biyuhu kaa maydhaheen dawana kaa bogsiin marnaba ayaa igu baahayooo beerkayga intuu dhex galay wadnaha boog iyo shiday bu,dayda ku oogayoo haday baahidii kalgacal dushii iga soo baxdee dadoow baxar baan galee maxa lagu baanan ruux bilaawuhu saaran yahay bukaankan i saaqayee ku baahay halbawlahee ku beermay xididadee baxnaanada tii lahayd badwayn igu tuurtayoo badbaadan filanayee miyuu i barkaday jacayl haday baahidii kalgacal duhii iga soo baxde dadow baxar baan galee maxaa lagu baana ruux bilaawuhu saran yahay baalayo anoon dhex galin dhibaatada aadmi baran noloshu bilaw ii ahayd ayaan bartay maalin qudha mdii bilic iyo wanaag boqorku uu siiyayoo miyaan ahay wali bastay haday baahidii kalgacal dushii iga soo baxdee dadoow baxar baan galee maxaa lagu baanan ruux bilaawuhuu saaran yahay
Queue is empty
-- / --