VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cawo - Lyrics

cawadii aan dhalayee dayaxoon cajabiniyo cadced soo iftiintaay cirka sagalka muuqdiyo casar gaaban jeegaan fad caleemo saartaay nasiibkaagii cugataye calafkaagu khayr noqay cawadii aan dhalayee duco waa calooshee aabo kuu cantoobshee adigoo caruur badan cisi iyo wanaagiyo caafimaad la wada qabo caadil ha isku keen simo cawadii aan dhalayee cosobiyo ugbaadiyo manka caaradiisoo isku ladhay caleniyo ubax caynba cayniyo carfi iyo udgoneey cad wadnaha ka go,ay iyo cidhifkaygii midigeey cawadii aan dhalayee ducoo waa calooshee aabo kuu cantoobshee adigoo caruur badan cisi iyo wanaagliyo caafimaad la wada qabo
Queue is empty
-- / --