VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilaac - Lyrics

waa gumaradiise kalgacaylku kuma gubinee wali adi kuma galin wuxuu gaabis iga dhigaye igu gaaxsanaan jiray wixii igu galoolnaa guul baan ka joogaa intuu gooni kaa dhigay gayiyo aanad garanayn miyuu galin dhexaadkii onkod iyo gufaaciyo hilaac galalacleeyaa kugu keenay gaydh badan mabaad baran gadiisee amba way i gilgili jirray kolna iga gu,i jirin gudcurka iyo madawgiyo waxaad garabka saartiyo adigoon gabood hayn gaatama maroodiyo aar gaydhamaayaa dugaag wada gurdamayaa miyay kugu gadoodeen tashi iyo gudoon lumay adigoo is gunaanaday jirda gooyo weel lihi miyuu kugu godlayoo gurmad eebe soo diray wixii kugu gadaanaa gees makaaga yaaceen gacal roob ma noqoteen mabaad baran gadiisiiye amba way i gilgili jiray kolna iga guri jirin
Queue is empty
-- / --