VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jiiqle - Lyrics

jiiqle dooxyadiisiyo lurka waxaan jibaaxiyo jeexa goodiraaliyo hadba waxaan jarmaadaba jabad laga hayaamiyo jilbis waxaan la seexdoon jilab wuxuu i muda oon hadba jaho u jeestaba jabka taan u marayeen jararka uga soo dhacay naftu ay u jeelayd jeegaan la moodii jeexaygii maan helin jeegaanta roobkiyo jamaalkii naftaydaay jeelka on ku raagiyo jahadoo qaloocnayd jidku igu adkaadiyo jalan jaaila i helay jihaad buu igu galiyo jirjirkaan u aalaaye jabka taan usoo maray jararka uga soo dhacay naftu ay u jeelayd jeegaan la moodii jeexaygii maan helin
Queue is empty
-- / --