VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Maansoor - Lyrics

maankayga sooraay waa malab jacaylkuye ma anaa ku nici kara kaa maarmi kara oo dumar kula masayn kara dhirta oo magooshiyo ubax iyo man dayreed qurux waad ka mudatee midab kaaga wacaneed mas ciideedka moodiyo muuqaaga dahabkay moos weeyi aan dumin sida laba mataanaa xiisaha aan maalne i miskeedi caashaqa
Queue is empty
-- / --