VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shabbad - Lyrics

shabad yahay hablaha kacay shacnigiyo udgoonkiyo sharaf loo dhameeyaay sheekada u sidataay naftan shaamareertee kuu shakaalan adigaa caashaqu ku shidan yahaa shifo kaaga baahane hadaan sheegtay nabarada dibnahaa shiba diidee shimbirahaa badh baa jira shiishku qabanee haygu noqon sharlay dumar dhiig laysku shuba iyo sheekada dadkay is jecl ama shuuxa roobkoo dhulkan uun shan goor helay sida loogu shiro nabad ama sheekh u tabiyoo sharcigiyo shuruudaha loo shareeray aadmiga aan shaaca qaadnee adiguna ha shaashayn shimbiraha badh baa jira shiishku qabanee haygu noqon sharlay dumar
Queue is empty
-- / --