VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Ubax yahow dilaacee - Lyrics

ubax yahoow dilaacee dibnihiisa kala furay waxaa tahay mid dayreed xareedii durdurtoo dujigiisu wacan yahay sidaa dahab hilaacdee ha duugoobin waligaa kuma helo diraaciyo jiilaal ku dila iyo midabkaaga doorshee dar allee waxaa tahay midaan daawanaayoo indhahaygu daymada ashqaraar daraandaray eegmadaan ku doogsaday inan yahay i deeqdee dabcigedu wacan yahay waxaa tahay mid dooroo marwo doobir badaniyo hoodadu la daris tahay daa,imkii ku uumaa qurux kuugu deeqoo dabar ma leh jacaylkuye waxaan kula dul joogaa kalgacaylkan darayee dar allee waxaa tahay midaan daawanaayoo indhahaygu daymada ashaqaraar daraandaray eegmadaan ku doogsaday
Queue is empty
-- / --