VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Asal raac - Lyrics

amaah laguma helo lamana irgistee asal raaca qurux isir iyo ileen ab u yeelatayoo irid laga galiyo astaan la ogyahaad ku arooraysaa aragaaga waan amakaag sanoo eegmadaadi bay dhaayaha indhuhu hadba ku irkigaan arladoo guyaal onkodka hanqadhsho ila wada durdura idhinkiyo biyha afka sare mareen ama sida ugbaad ifa nuurayaa daymada u roon argaagi waan amakaagsanoo eegmadadii bay dhaayaha indhuhu hadba ku irkigaan
Queue is empty
-- / --