VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caashaqa ugogal dhigo - Lyrics

Waxaaan goonibaadhoon Hadba gees ka eegaba Oon gabadh garaadliyo Gaariwacan raadshaba Waatilmaam ugaaree Marwo gololoo dumaroo Quruxii ay ugaartay Guudka aan ka halacsaday Sow jacayl iimagalin Igu gooni weeyoo Sida aar gantaal qaba Waanigan uguuxoo Waan golongolay Waxaan daba gurguurtoo Sowkan guudka igararay Wuu garasho dheeryoo Gudi ma xilsaarnaa Caashaqa ugogol dhiga Ugogol dhiga Waa geenyo uguboo Hadaan aan goynoyn Guriwacan ku dhalatoo Gayaankeedu jecelyahay Waa garashadaydee Inta guudka qarisoo Meel gugu ku hooroo Intuu ubuxu gaamuray Uu godladay qalbigii gudhaya Ma gam oo habeenkii Galgashoo daraadaa Intaa waan gurxamayaa Gasiinkaaba kaba go,aya Waxaan daba gurguurtoo Sowkan guudka igararay Wuu garasho dheeryoo Gudi ma xilsaarnaa Caashaqa ugogol dhiga Ugogol dhiga
Queue is empty
-- / --