VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Canab - Lyrics

canabeey indho u rooneey qurux waxaad la cayn tahay cadceed soo baxaysooo cadaankeedu kaahii curashada darurto cosobkiyo ugbaadkiyo calcalyada ku sooriyo cidhidyada hargeysiyo caduur ubax ku yaalaay xuural cayntii dunidaay adigaa cisi iyo dharaf dumar caaro dheeroo dadkii wada cajabisoo rabi cawri kaa hay canabeey qalbi u rooneey hablaha caalamkoo idil caqli aad ku dhaaftoo caadil kuu dhameeyee cudoon iyo dhabeeleey cadrad qiimo badaniyo curad qoys ku dhaataay adigaa tin iyo cdhib caashaqaagu igu fiday xuuralcayntii dunidaay adigaa tin iyo cidhib dumar caaro dheero dadkii wada cajibisee rabi cawri kaa hay
Queue is empty
-- / --