VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Caruus - Lyrics

wagar iyo walwaal wabiyada jacayl igu soo rogmaday waaxyaha is raba wadnayaal is helay arooskooda wacan wiglo iyo ciyaar waa in lo tumaa laba aan waqood waligood dhib arag isku waara oo wiilal iyo gabdhaba ubad wacan helaa wayna iidinka yeel hayayabaa sidaa weeyee caruuskayagoow wacaniyo wanaag wadadaada digriga wardiga u hayiyo
Queue is empty
-- / --