VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Cishqi - Lyrics

naftayda adigaa hantiyay niyada adigaa ku wayn nabsiyo eed lama galee cishqiga naafada ka daa ha naadin xumaanaheena dagaal nabad baa ka roone waxaan jirin haygu nabin nloshu way koobantee nasuustiyo diinta baro ninkaagana farax ku beer nagee geediga ha rarin nacabiyo cadaw ha isku jabiin naxliyo cudur ha isku ridine qalbiga nabarada ka dhawr nasiibkaygoon xumayn nugaylka waxbaa i baday nimcada lama daadiyee naruurada ciil ha gelin noloshu way koobante nasuustiyo diinta baro ninkaagana farax ku beer
Queue is empty
-- / --