VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalsan - Lyrics

habeen ko badh soo dumay cirka oo daruuriyo ina shay dabooliyo aan caad ku dadinoo dayax muuqii faayaha ku dalxiisay kaliyoo nuurkiisa daafaha dunidaba wada iftiinshe quruxdiisa daabkkkaa ishu daawanaysoo laga daalin eegmada hoodooy i deeqdoo waxaa tahay dawooy taan dumarkaba ka eegtee caashaqeena daadihi dalsan meel barwaaqa oo roob wax deeqiyo dhibicii ku da,ayooo intuu doogu soo baxay baryahaa wax daaqiyo duunyadu ka dheertahoo dhurtu laama daray iyo ubixii wada dilaac yahay midhihii dalaysad siduu maanku ugu dago adna tahay la doorkoo hooddooy i deeqdoo waxa tahy dawoy taan dumarkaba ka eegtee caashaqeena daadihi
Queue is empty
-- / --