VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Geedkiisa caashaqa - Lyrics

Geedkiisa caashaqa intaan gooso ku danseegay qalbigeeda farax gali intaan guuro ugu joogay taydoon ka gaabiyay miyaan teeeda gacan siiyay anigoo gafkeediyo ku ogol cadho gunuuskeeda caashaq bay i gumeeyee miyaan joogay garabkeeda qalbi guba guhaadiyo afxumo guuxa igu soorta alaylehe jacaylkii ii galay waa guri ba,aagii dheh ma guulaysto caashaqu hadii la isla garan waayo oo dibuun laa kala gurtoo la isku gu,i waayoo gacmo daalis mooyee male gucundho soo rayn mar haday gubtaanyiyo cadhadu goor waliba joogto iga guur dulqaadkuye hadeer gooha ig dayso qalbi guba guhaadiyo afxumo guuxa igu soorta alaylehe jacaylkii ii galay waa guri ba,aagii dheh Lyrics by Ismacil Ahmed
Queue is empty
-- / --