VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hooyo - Lyrics

horseedkii ababintiyo hirdoogloo lagu nastaay hugiyo sharaftii naftaay sidaad iigu hiilisiyo hawshaad ila soo martayba hoooyooy ma ilaawayo habeenkoo laba nus tagay intaad hooyo ii kacdayba sidaad ii habi jirtaan hadeer u qushuucsanee janada hawl yari ku hoyo naftaad heeganka u hayd ayaa kuu hamuun qabtoo qalbigaa hoyoo ku raba marnaba haybadaada iyo sidaad umada u hagtiyo halkaad kaga aadan tahay marnaba ma hilmaamayo intaad hooyoo i sabtiyo intaad hanadoow i tidhi hooyooy ma ilaawayoo halkaadse iga jirtaan hadeerse ku jihaysanee hubaal waan ku imane janada hawl yari ku hoyo
Queue is empty
-- / --