VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Jacayl eber keenay dhibcaha ixtiraamka - Lyrics

malaha indhahan * ilmada qubayiyo ma ogid ebada qalbiga idhkatoo sidaan ku ahay ALLAN ku tusine waxaad ulajeed ku ursantihiiyo dunida idilkeed darta inanyahay naf iibi lahayd aad inkiree cakuye is adkayn kama ilbaxdiide cishqiga i af duubay halkaa ku iloow agtaada hadaan * shalay ubax dhigay maantana urusho ana aasee maxaad uga oli halkaad ku ordaysay jacayl eber keenay dhibcaha imtixaanka markuu omos daaqay maxaad ugu oontay maxaad aragayga hadeer ugu ooyday adoon afriirin markaaga adkaydo albaabka wanaagu dhexdeena ka awdan* Lyrics by Saeed Ali
Queue is empty
-- / --