VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kaltuun - Lyrics

waxaa tahay kaltuuneey kaysaha aduunyiyo kayd lagu badhaadhee waxaad tahay karaamda mid koriimadeedii lagu soo kacaanshoo waalidkeed kolkolsheen asluubtana kaafiyaysoo kaamil yeeshay dhaqankii koobsiga wanaagaa kaalin buuxis tahayoo ruuxna kaama ridi karo waxaa tahay kaltuuneey midaan kaalinteedii kolaba lagu hungoobayn kaalmada wanaagiyo kuhashada samaantee kariim kugumanaystaa kashka kaaga buuxdoo waxaa tahay kufkeedaba mida kaw u sidatee koobsiga wanaagaa kaalin buuxis tahayoo ruuxna kaama ridi karo
Queue is empty
-- / --