VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Kashaan dhayayaay - Lyrics

kashaan dhayayaay bogsoo ha iikad balan kaa jabay cishqigan madigee koray dhibiyo ha umdan karkabo midaan kalgacaylku lurin kal iyo laab ku jeclayn kolaba kula wadin adiga nafyahay kaligaa ha sugin ha kohan imikaba ilaw ka saar qalbigana hadeer kunjeer adigoo lugo,ay miyaad kaabida u taal kolkaad kabo igu tidhaa ku laacay kalsoonidee kolay samir ruux dugsaday kaskiisuu xumo ku nacay hubaal kulankii ma jiro ka kaafton hibasoo calafkakadabaa dhahoo karaamada ha iska lumin ha kohan imikaba ilaw ka saar qalbiga hadeer kujeer adigoo lugo,ay miyaad kaabiga u taal
Queue is empty
-- / --