VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mabsuuday - Lyrics

mabsuuday dartaa muusooday muxubo awgaa muraaqoodaay hadna marwooy ku madiixay kalgacayl mug wayn kugu mariimay hir magoolay kugu mataalay maashaye jacaylkaa miskeedshay midhihi baxayaba kugu macsuumay shaygii mudanba kula maseeyay kaama maarmo midigtaada ii dhiiib masalooday la,aantaa maasooday mahadho awgaa murugooday meqaamka sharaftaada miisaamay muunadii aduun kugu macneeyay macaaneey nafta kula mataashay maalamaha adi kula midoobay maskaxdiyo qalbiga kugu mataashay mahiigaan jacayl kugu maasheeyay kaama maarmee midigtaada ii dhiib
Queue is empty
-- / --