VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Mataanayta - Lyrics

kalgacayl mug waynbaa maankayga qaadoo mirta dhexe habeenkii mayracay naftaydee waxaan hore u moosee ka muraadso idhibaa mar labaad isaaqoo mawjad baa isidatee madi kuma tanaadee midnimay ku tarantaa mataanaynta caashaqa adigu ha magooaan dhaaxaan kaa maagoo nafta aan kaa meershoo jamashada ka maydhoon ka mildhaabay aniguye mar hadaan muquurtoo anigoon u meeldayin garashadii muquunshoo qalbigii maroorsaday madi kuma tanaadee midnamay ku tarantaa mataanaynta caashaqa adiguna ha moogaan
Queue is empty
-- / --